Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya oo ka fakareysa inay ciidan u dirto dalka Haiti


Kenya Police
Kenya Police

Kenya waxay diyaar u tahay inay hogaamiso ciidamo caalami ah oo la geeyo Haiti waxayna 1,000 askari oo booliis ah geyn doontaa dalka ay qalalaasuhu ragaadiyeen ee Caribbean-ka marka la aqbalo yabooheeda, sida uu sheegey wasiirka arrimaha dibadda Kenya Sabtidii.

Warbiixnan oo ay qortey AFP waxa noo soo koobaya Jamaal Axmed Cismaan.

Kenya oo isku diyaarineysa inay ciidan u dirto Haiti
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:39 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG