Nairobi —
Dawladda Kenya ayaa sheegtay inay hakinayso gayntii ciidamo kun askari ah oo booliis ah loogu diri lahaa dalka Haiti kadib markii uu is-casilay Ra’iisul Wasaarihii waddankaasi Ariel Henry, oo ku nooqn kari waayey dalkaasi kadib booqasho uu ku tagay Nairobi dabayaaqadii bishii hore.
Haddaba walaaca ka dhalana kara dib u dhacan ayey Maryan Maxamuud Barre waxay waydiisay Haaruun Salaad oo fallanqeeya arrimaha Kenya.
Madal