Garissa —
Dalka kenya waxaa ka soconayo dib u eegis lagu sameynayo manhajka waqbarashada dalkasi, waxaana gudi heer qaran ah oo uu madaxweynaha Kenya mudane William Ruto uu u xil saaray inay dib u eegis ku sameyaan manhajka waxbarashada ee loo yaqano CBC.
Guddigan ayaa booqasho ku jooga gobalka Waqooyi Bari.
Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan soo direy.