Gaarisa —
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay xoojisay ammaanka xadka ay la wadaagto Soomaaliya, sababo la xariira cabsi laga qabo weeraro ka yimaada kooxda Al-Shabaab.
Kulan arrintaas oo ay ka qeyb-galeen mas’uuliyiinta, saraakiisha amniga iyo shacabka gobolka Waqooyi Bari ayaa dhowaan la qabtay, si looga hadlayo hanaanka lagu wadaago xogaha.
Warbixintan waxaa Gaarisa kasoo dira Maxamed Farax Shire.
Madal