Nairobi —
Dalka Kenya waxaa maalmahan ugu dambeeyeyba saamayn xooggan ku yeeshay roobab waaweyn oo ka da’ayey, kuwaas oo geystay khasaare kala duwan.
Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigo, xilliga la furayo goobaha waxbarashada, isaga oo arrintaas ku sababeeyey, roobabka xooggan eek a da’ay Kenya, sida ay warbixintan ku eegayso weriyaha VOA Intisaar Saalax Xuseen.
Madal