Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: Dood ka taagan xayiraad lagu soo rogay qareen Ahmednaasir


Ahmednasir
Ahmednasir

Garyaqaanada Soomaalida ee Kenya ayaa ka horyimid tallaabo ay Maxkamadda Sare ee Kenya ay dhowaan xayiraad dhanka shaqada ah ugu soo rogtay qareen sare oo Soomaali ah oo lagu magacaabo Axmednaasir Cabdullahi.

Maxkamadda ayaa dhibsatay hadallo uu qareen Axmednaasir uu ka sheegay baraha bulshada iyo warbaahinta gudaha, kuwaas oo ku aadanaa in musuq-maasuq uu ka jiro garsoorka iyo Maxkamadda Sare ee Kenya. Tallaabadan ayaan dood badan ka dhalisay gudaha dalka Kenya.

Faah-faahinta warkan waxaa Nairobi ka soo diray Khadar Maxamuud Xareed.

Kenya: Dood ka taagan xayiraad lagu soo rogay qareen Ahmednaasir
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:16 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG