Washington —
Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka Kamala Harris ayaa Axadii ku baaqay "xabad joojin degdeg ah" oo ka hirgasha Gaza, taas oo ah mid ka mid ah baaqyadii ugu xoogganaa ee ka imaanaya maamulka madaxweyne Joe Biden si loo joojiyo dagaalka.
Dagaalka oo socday tan iyo 7-dii October ayaa waxaa ku naf waayey kumanaan qof oo shacab ah, ayada oo Qaramada Midoobe ay kla digtay macluul ka dhici karta Gaza.
Warbixintan oo ay qortey VOA, waxa oo jeedinaya Jamaal Axmed Cismaan.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal