Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kalkaaliyayaasha caafimaad ee UK oo shaqo joojin sameeyey


UK Nurses
UK Nurses

Dalka Britain, gaar ahaan mandaqadaha England, Wales iyo Waqooyiga Ireland ayaa markii ugu horeysay abid kal-kaaliyaasha caafimaadka ay maanta billaabeen laba maalmood oo shaqo-joojin kumeel gaadh ah.

Kalkaaliyayaasha caafimaadka iyo dowlada ayaa in muddo ah isku hayey mushaharka ay shaqaaluhu qaataan oo ay ka cabanayeen.

Warbxin gaar ah oo ku saabsan ammuurtan waxa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Cabdixafiid Cawil Ismaaciil.

Kalkaaliyayaasha caafimaad ee UK oo shaqo joojin sameeyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:47 0:00

XS
SM
MD
LG