Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kalfadhigii saddexaad ee Baarlamaanka DDS oo lasoo gabagabeeyay


Baarlamaanka DDS

Magaalada Jigjiga waxaa shalay lagu soo gabagabeeyay kalfadhiga saddexaad ee baarlamaanka Dowlad-deegaanka Soomaalida, iyadoo xubnaha baarlamaanka ay ansixiyeen xubno ay mid yihiin Guddoomiyaha Maxkamadda Sare iyo Hanti-dhowrka Guud.

Warbixintaan waxaa Jigjiga kasoo diray, Maxamed Cabdiraxman Gaataa.

Kalfadhiga saddexaad ee Baarlamaanka DDS oo lasoo gabagabeeyay.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:08 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG