Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jubaland oo dhul ay deegaan ka dhigtaan siisay dad barakacayaal ah

Maamulka Jubbaland oo kaashanaya Hay’adaha samafalka, ayaa dad barakacayaal ah ku ku wareejiyey dhul iyo guryo ay deegaansadaan, si ay uga baxaan barakaca.

Faafaahinta warkan waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Jubaland oo dhul ay deegaan ka dhigtaan siisay barakacayaal
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:47 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG