Jigjiga —
Waxaa shalay magaalooyinka Dowlad-deegaanka Soomaalida ee Itoobiya lagu soo gaba-gabeeyay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalk Sideedaad.
Haddaba sida uu imtixaanka u dhacay iyo waxa sannadkaan uu uga duwanaa sannadihi hore ayuu wariyaha VOA-da ee Jigjiga, Maxamed Cabdiraxman Gaataa uu wax ka weydiiyay Fu’ad Cabdi Maxamed oo ah Madaxa Xafiiska Waxbarashada ee Dowlad-deegaanka.
Madal