Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jawaabta xisbiga Jamhuuriga ee khudbaddii Biden


Sarah Huckabee Sanders
Sarah Huckabee Sanders

Madaxeyenaha Maraykanka Joe Biden ayaa xalay jeediyey khudbaddiisii sannadlaha ahayd ee lagu magacaabo State of the Union Address oo uu kaga hadlo xaaladda amni, dhaqaale iyo siyaasadeed ee dalka Maraykanka,iyo hawshii uu soo qabtay sannadkii hore iyo qorshaha xiga.

Sida caadada siyaasadeed u ah dalka Maraykanka, xibsiga mucaaradka ayaa ka jawaaba khudbadda madaxweynaha. Sannadkan waxaa xisbiga Jamhuuriga u hadashay barasaabka gobolka Arkansas Sarah Huckabee Sanders oo horeyna usoo noqotaya afhayeneka Aqalka Cad xilligii Madaxweynihii hore ee Maraykanka.

Xuseen Barre Aadan ayaa warbixintan soo jeedinaya.

Jawaabta xisbiga Jamhuuriga ee khudbaddii Biden
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:00 0:00

XS
SM
MD
LG