Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jawaabta Xisbiga Jamhuuriga ee khudbadda Madaxweyne Biden


Kim Reynolds

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa xalay jeediyey khudbaddii sannadlaha ahayd ee State of the Union Address oo sannadkan kusoo aadday xilli uu dagaal ka jiro Yurub, islamarkaana Maraykanku uusan weli ka guulaysan cudurka COVID-19.

Sida caadiga ka ah dalka Maaykanka, xibsiga aan talada haynin ayaa iyaguna ka jawaaba khudbadda madaxweyaha markaasi hadalka jeedinaya.

Sannadkan khudbadda Madaxweyne Biden waxaa u jawaabtay Kim Reynolds oo ka tirsan xibsiga aan talada haynin ee Jamhuuriga. Kim Reynolds waa Guddoomiyaha Gobolka Iowa.

Sahra Ciidle Nuur ayaa inoo soo koobaysa warbixintaas.

Jawaabta Xisbiga Jamhuuriga ee khudbadda Madaxweyne Biden
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:08 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG