Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jabuuti oo xuseysa sanad-guuradii 75-aad ee lacagteeda


Dalka Jabuuti waxa maanta lagu qabanayaa munaasabadda 75 guurada kasoo wareegtay markii la sameeyey lacagta faranka Jabuuti 1949-kii, wakhtigaasi oo guumeystihii Faransiiska u fadhiyey Jabuuti.

Lacagta faranka Jabuuti ayaa 28 sanno ka horreysey wakhtigi Jabuuti u qaatey gobanimada. Sido kale bankiyo badan oo Jabuuti xarumo ka samaystay ayaa ka faa’iday qiimaha faranka Jabuuti.

Wariyaha VOA-da Ramadan ayaa arrintan ka wareystay gudoomiyaha Bankiga Dhexe Jabuuti Axmed Cusmaan Cali.

Jabuuti oo xuseysa sanad-guuradii 75-aad ee lacagteeda
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:51 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG