Addis Ababa —
Bilihii la soo dhaafey booliska Ethiopia waxay xireen ugu yaraan 19 wariye, iyadoo aanan wax maxkamad ah la soo taagin, waxaana ooxaha u dooda xuquuqda aadanaha ayaa sheegey in dowladu si ku talogal ah u bartil-maameedsaneyso wariyayaasha si ay ugu cabsigeliso in ay faaf reeb iskood ah ku sameeyaan wararka la xiriria dagaalka Tigraay iyo arrimo kale.
Wariyaha VOA Halima Athumani ayaa la hadashey qareen isku dayaaya inuu caawiyo wariyayaashan xiran, waxaana ay warbixintan ka soo dirtay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia.
Falastin Ahmed Iman ayaa soo jeedineysa.