Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Itoobiya oo gaadiidleyda ku eedeysay inay si qarsoodi ah shidaal ku geliyeen gobolka Tigray


Iyadoo ay socdaan dadaallo lagu doonayo in gargaar lagu gaarsiiyo malaayiin qof oo ku nool gobolka Tigray ayay dowladda federaalka Itoobiya waxa ay sheegtay in darawallada kaxeeya gaadiidka gargaarku ay sifo aan sharci aheyn waxyaabo la mamnuucay ku geliyaan gobolkaasi.

Halima Athumani ayaa warkan ka diyaarisay, waxaana soo jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Itoobiya oo eedeysay gaadiidleyda
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:36 0:00

XS
SM
MD
LG