Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Israel oo feejignaan kaga jirta Xizbullah kadib weerarkii Beyruut


Israel ayaa Arbacadii shalay duqeymo cusub ka fulisay Marinka Gaza, xilli ciidamada Israel ay sheegeen in ay heegan sare ugu jiraan haddii weerar uu kaga yimaado kooxda Xizbullah ee ka jirta Lubnaan kadib weerar diyaarad nooca aan duuliyuhu la socon ah, oo ka dhacay Beyruut lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsan Xamaas.

Warbixin ay qortay VOA waxaa noo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Israel oo feejignaan kaga jirta Xizbullah kadib weerarkii Beyruut
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:46 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG