Tel Aviv —
Israa'iil ayaa tobanaan duqaymo ah oo kale ah ku qaaday dalka ay dariska yihiin ee Suuriya dhamaadkii asbuucii tagay, iyaga oo sheegtay inay ka hortagayeen khataro joogto ah oo ku soo wajahan amniga Isreal.
Hoggaanka cusub ee Suuriya ayaa ku tilmaamay hadalka Isreal mid mar marsiiyo been abuur, isaga oo intaa ku daray in aanay dooneyn inay Suuriya geliyaan colaad cusub.
Weriyaha VOA Arash Arabasadi ayaa warbixintan inoo soo diray. Ibraahim Xassan Garabeey Daandureey ayaa soo jeedinaya.
Madal