Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Israel iyo Maamulka Falastiin oo isku haya cidda maamuli doonta Gaza


Ka sokow dagaallada culus ee haatan ka socda Marinka Gaza, waxaa jira khilaaf xooggan oo u dhexeeya Maamulka Falastiiniyiinta iyo Israel, kaas oo ku saabsan mustaqbalka Gaza iyo cidda gacanta ku hayn doonta.

Maamulka Falastiinyiinta ayaa rajaynaya inuu la wareego talada Gaza, dagaalka kadib, laakiin maamulka Israel ayaa arrintaas ku gacan sayray, sida ay warbixintan ku faahfaahinayso wariyaha VOA-da Lina Gradstien oo ku sugan Qudus.

Xuseen Barre ayaa inoo soo koobaya.

Israel iyo Maamulka Falastiin oo isku haya cidda maamuli doonta Gaza
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:20 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG