Soomaalida magaalada Edmonton ee gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa furay iskuulkii ugu horreeyay oo rasmi ah oo ay Soomaali leedahay, kaasoo lagu baranayo maadooyinka maaddiga iyo kuwa diiniga.
Waalidiinta Soomaalida ee deggen Edmonton ayaa muhiimad weyn ku tilmaamay helista dugsi waxbarasho oo iyaga u gaar ah.
Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa soo diray wariyaha VOAda Xuseen Nuur Xaaji.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal