Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Iran oo jeedisay hanjabaad cusub oo la xiriirta Nukliyeerka


Dowladda Iran ayaa mar kale ku hanjabtay inay sameysan karto hub nuclear ah, haddii ay dooneyso, sida laga soo xigtay wakaaladda IRNA.

Warbixin kooban oo ay VOA-da arrintan ka qortay waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xassan.

Iran oo jeedisay hanjabaad cusub oo la xiriirta Nukliyeerka
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:59 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG