Isku xirrada

War Deg-Deg ah

IRAN iyo Mareykanka oo is-dhaafsaday maxaabiis iyo $6 bilyan


Maxaabiista Mareykanka oo kasoo degaya diyaarad keentay Doha, Qatar

Dowladda Iran ayaa sii daysay maxaabiis Maraykan ah, halka dawladda Maraykankuna ay sii daysay lacag dhan 6 bilyan oo dollar oo dawladda Iran ay ka xannibtay.

Haddaba faahfaahinta waxa la is-weydaarsaday iyo sida loo arkay tallaabada madaxweyne Biden uu kula gorgortamay dal Maraykanka cadow ku ah ayaa Maxamed Cabdi Sandheere uu ka wareystay Maxamuud Xasan oo lagu naaneyso Musharaf oo arrimaha Maraykanka aqoon u leh, kuna sugan gobolka Colorado ee dalka Maraykanka.

IRAN iyo Mareykanka oo is-dhaafsaday maxaabiis iyo $6 bilyan
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:37 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG