Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Intee le egtahay rajada Ukraine ee ah in loo ogolaado NATO?

Iyadoo xubnaha NATO ay isu diyaarinayaan shir-madaxeedkooda soo socda ee Vilnius, ayaa Maraykanku wuxuu mar kale u qiil bixiyey go'aankiisa ah in bambaanooyin cluster-ka loo yaqaan loo diro Ukraine.

Si kastaba ha ahaatee, fursadaha Kyiv ay ugu biirayso NATO wakhtiga dhow, ayaa ah mid aan rajo weyneyn, sida ay ku soo warameyso wariyaha VOA-da Veronica Balderas Iglesias.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedineysa warbixintan.

Intee le egtahay rajada Ukraine ee ah in loo ogolaado NATO?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:16 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG