Isku xirrada

War Deg-Deg ah

In ka badan 100 qof oo lagu dilay dagaal ka dhacay dalka Suudaan


In ka badan 100 qof ayaa lagu dilay dagaal beeled ka dhacay dalka Sudan, waxaana dowladda Sudan ay sheegtey in dagaalkan oo ka socdo Koofur Bari dalkaasi uu sidoo kale qeybtay dhaawac aad u badan.

Warbixin ku saabsan dagaalkaasi waxaa warkan nooga soo diray Qaahira Wariyaha VOA ee Bariga Dhexe Xussein Cismaan Sahnuuni.

In ka badan 100 qof oo lagu dilay dagaal ka dhacay Suudaan.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:05 0:00

XS
SM
MD
LG