Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ilhaan Cumar iyo musharraxiin kale oo Soomaali ah oo kusoo baxay doorashadii Xisbiga Dimuqraadiga


Ilhaan Cumar iyo ugu yaran saddex musharax oo kale oo Soomaali ah ayaa kusoo baxay doorashada horudhaca ah xisbiga Dimuqraadiga ah ee gobolka Minnesota, kaddib markii ay kasoo adkaadeen musharraxiintii kale ee la tartamayay, iyaga oo isku diyarinaya doorashada ay kaga hortayaan Xisbiga Jamhuuriga.

Senator Cumar Faatax ayaa dib u helay kalsoonida xisbigiisa. Zainab Mohamed ayaa iyana kusoo baxday doorashadii kurisga Aqalka sare ee Gobolka Minnesota, halka Samakaab Hussein uu iska ku guuleystay doorashada tartanka xildhibaan Aqalka hoose ah.

Sahra Cabdi Axmed ayaa ka wareysatay wariyaha VOA ee gobolka Minnesota Maxamuud Mascadde.

Ilhaan Cumar iyo musharraxiin kale oo Soomaali ah oo ku guuleystay doorashada horumdhaca ah ee gobolka Minnesota.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:40 0:00

XS
SM
MD
LG