Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ileyska VOA: Kororka muhaajiriinta caalamka xilli uu socdo dagaalka Ukraine


Migration EU Libya - African migrants boat in the Mediterranean
Migration EU Libya - African migrants boat in the Mediterranean

Malaayiin qof ayaa si khasab ah loogu barakiciyay cadaadis, colaado, rabshado iyo xadgudubyo ka dhan ah xuquuqul insaanka, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay, waxaana ka mid ah 26.6 milyan oo qaxooti ah, 50.9 milyan oo barakacayaal ah, iyo 4.4 milyan oo magangalyo doon ah.

Barnaamijka Ilayska VOA ee toddobaadkan wuxuu saabsan yahay tahriibka, waxaa soo jeedinaya soona diyaariyey Maxamed Colaad Xasan.

Ileyska VOA
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:14:46 0:00

XS
SM
MD
LG