Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Urur Goboleedka IGAD oo kulan ka yeeshay sidii wax looga qaban lahaa cunto yarida Geeska Afrika


IGAD

Wadamada Urur-gobboleedka IGAD iyo bahwadaagtooda taageera ayaa soo saaray baaq ku saabsan sidii wax looga qaban lahaa cunto yarida ka dhalatay abaaraha iyo roob la aanta ku dhufatay wadamada Urur-gobboleedka IGAD.

Warmurtiyaad ay soo saareen Madaxda IGAD kadib ay shir ay ku yeesheen magaalada Nairobi ayaa waxaa ay sheegeen in inka badan 10 million oo caruur ah ay qarka u saran yihiin inay u geeriyoodaan nafaqo darro ka dhalatay cunto la aanta ka jirta Wadamada IGAD.

Warbixin arintan ku saabsan waxa Nairobi nooga soo diray wariyahayaga Khadar Maxamuud Xareed.

Warbixinta IGAD.mp3
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:53 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG