Cadaadiska ayaa ku sii kordhaya Hungary si ay u ansixiyaan ku biirista Sweden ee NATO, oo ah waddankii ugu dambeeyay ee xubin ka ah ee aan ansixin codsigeeda.
Sida uu Henry Ridgwell kaga soo waramayo London, ra'iisul wasaarayaasha Hungari iyo Sweden ayaa lagu wadaa inay ku kulmaan shir madaxeedka Midowga Yurub ee Brussels Khamiista.
Jamaal Axmed Cismaan ayaa warbixintan soo koobaya.
Madal