No media source currently available
Kooxda CFV Beira ee dalka Mozambique ayaa 98-92 kaga adkaatay kooxda Dakar University Club (DUC), cayaar ka tirsaneyd xilli cayaareedka labaad ee Horyaalka Kubadda Kolayga Afrika (BAL), oo ka socda magaalada Dakar ee dalka Senegal.