Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hoos u dhac laga dareemayo waxbarashada gobolka Waqooyi Bari Kenya


Hoos u dhac ballaaran ayaa lagu warramayaa inuu ku yimid waxbarashada guud ahaan gobalka Waqooyiga Bari ee dalka Kenya ee Soomaalida ay degto.

Waxaan haatan soo ifbaxaya in kumanaan arday ah aysan dib sanadkan ugu laaban dugsiyada, ayadoo ay jiraan burbur ku yimid iskuullo badan iyo miisaaniyad yari ka jirta iskuullada ku yaalla degaanada xuduudda ay wadaagaan Kenya iyo Soomaaliya.

Wariyaha VOA Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Gaarisa.

Hoos u dhac laga dareemayo waxbarashada gobolka Waqooyi Bari Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:56 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG