Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hoos u dhac ku yimid qiimaha shidaalka ee Kenya


Dalka Kenya hoos dhac ayaa ku yimid qiimaha shidaalka gaadiidka kaasi oo aad u kacsanaa bilihii lasoo dhaafay.

Dadka Kenya ayaa muddooyinkii la soo dhaafay ka cabanayay sare u kac xooggan oo ku yimid qiimaha nolasha oo uu shidaalka gaadiidka ka mid ahaa.

Haddaba ganacstada Soomaalida ee Kenya ayaana ka hadlay sida ay u arkaan arrintaas. Waxaa warbixintan soo diray Khadar Maxamuud Xareed.

Hoos u dhac ku yimid qiimaha shidaalka ee Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:33 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG