Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hogaamiyihii Xamas, Yahya Sinwar oo dagaal lagu dilay


Yahya Sinwar
Yahya Sinwar

Israa'iil ayaa ku dhawaaqday Khamiista inay dishay hoggaamiyihii Xamaas Yahya Sinwar, oo ahaa naqshadeeyihii soo abaabuley weerarkii October 7, 2023, ee dhaliyay dagaalka Gaza.

Waa hoggaamiyihii labaad ee Xamas ee Israel ay disho tan iyo markii uu dagaalka Gaza billowday sanad kahor. Israel ayaa horey u dishy Ismaaciil Hanniyeh.

Yahya Sinwar ayaa geeriyooday isaga oo ka dagaalamaya Gaza, sida ay muujiyeen muuqaallo lagu baahiyey baraha bulshada.

Warbixin ay VOA-du qortey waxaa soo jeedineysa Falastiin Axmed Iimaan.

Hogaamiyihii Xamas Yahya Sinwar oo dagaal lagu dilay
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:30 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG