Darfur —
Hay’adda Caalamiga ah ee xuquuqda aadamaha ee Human Rights Watch ayaa ugu baaqday Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika in cunaqabatayn hubka ah lagu soo rogo dowladda Suudaan iyadoo lagu eedaynayo isir-beegsiga ka socda Daarfuur.
Human Rights Watch ayaa sidaasi ku sheegtay warbixin cusub. Wariyaha Henry Wilkins ayaa warbixin arrintaas ku saabsan diyaariyay, waxaa inoo soo koobaya Xuseen Barre.
Madal