Washington —
Madaxweyne ku-xigeenka Mareykanka Kamala Harris ayaa si aan rasmi ahayn u xaqiijisay taageero ku filan oo ay ku noqon karto musharraxa xisbiga Dimoqraadiga ee doorashada madaxtinimo ee dhaceysa November.
Dhinaca kale, saraakiisha xisbiga ayaa isku diyaarinaya in ay dhamaystiraan hanaanka magacaabista musharraxa ka hor Shirweynaha Qaran ee xisbiga Dimoqraadiga ee dhacaya bisha soo socota.
Warbixin ay qortay VOA, waxaa noo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal