War Deg-Deg ah

Halkee ayuu ku sugan yahay madaxweynihii hore ee Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir?

FILE - Sudan's former president Omar Hassan al-Bashir smiles as he is seen inside a cage at the courthouse where he is facing corruption charges, in Khartoum, Sudan August 31, 2019.
FILE - Sudan's former president Omar Hassan al-Bashir smiles as he is seen inside a cage at the courthouse where he is facing corruption charges, in Khartoum, Sudan August 31, 2019.

Waxaan kala caddayn halka uu ku sugan yahay madaxweynihii hore ee dalka Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir kadib markii weerar lagu qaaday xabsiga uu ku xirnaa, iyadoo mid ka mid ah dhinacyada dagaalamaya uu sheegay in lagu hayo meel ammaan ah, halka midka kalena uu sheegay in la sii daayay.

Wakaalada wararka ee Associated Press warbixin ay ka qortey arrintan waxaa noo heysa Falastin Ahmed Iman.

Halkee ayuu ku sugan yahay Cumar Al-bashiir? .m4a

No media source currently available

XS
SM
MD
LG