Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Halista ugu weyn ee hortaalla dib u doorashada madaxweyne Erdogan

Iyadoo dalka Turkiga uu ka jiro sare u kac ku yimid qiimaha cunnada, bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa dadka qaar waxay siinaysaa cunto bilaash ah oo ay ku afuraan.

Sida uu Istanbul kaga soo warramayo Dorian Jones, fallanqeeyayaasha ayaa sheegaya in sicir-bararka uu hadda khatarta ugu weyn ku hayo madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo isku dayaya inuu mar kale ku soo baxo doorashada bisha May.

Warbixintan waxaa soo jeedineysa Caasha Ibraahim Aaden.

Halista ugu weyn ee hortaalla dib u doorashada madaxweyne Erdogan
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:14 0:00

XS
SM
MD
LG