Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Guuxa ku saabsan in la baabi'iyo Boqortooyada UK oo kordhaya


Sabtidii waxa kaniisadda Westminister Abbey ee magaalada London lagu caleemo saaray Boqor Charles-ka saddexaad.

Charles ayaa xilka wuxuu ka dhxley hooyadiis Queen Elizabeth oo boqorad ahayd 70 sannadood, taasi oo geeriyootay sannadkii tegay.

Balse waxaa hadda soo baxaya guux ay dadka qaar isku weydiinayaan in la gaaray xilligii meesha laga saari lahaa boqortooyada.

Warbixintan waxaa London kasoo diray wariyaha VOA ee Qaaradda Yurub Cabdixafid Cawil Ismaaciil.

Guuxa ku saabsan in la baabi'iyo Boqortooyada UK oo kordhaya
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:29 0:00

XS
SM
MD
LG