Nairobi —
Guddiga qaxootiga Soomaaliyeed ee dalka Kenya, gaar ahaan qaxootiga magaalo jooga ah, ayaa ka hadlay qorshaha ay dowladda Kenya ay faraha uga saarayso qaxootiga Soomaaliyeed.
Guddiga ayaa ugu baaqay dadka qaxootiga Soomaaliyeed ee rasmiga ah inaysan ku dhex milmin qorshahan oo ah mid loogu talogalay dadka Kenyan-ka ee sida khaldan markii hore isugu diiwaangaliyay qaxootanimada oo kaliya.
Faah-faahinta Warbixintaasi waxaa Nairobi kasoo diray Khadar Maxamuud Xareed.
Madal