Athens —
Wasiirka Arrimaha Dibbada ee Greece ayaa sheegay in xiriirka dalkiisa iyo Turkiye isbeddel wanaagsani ku yimi kadib markii labadaas dal ay ka dhaceen masiibooyinkii dhul-gariirka Turkiye iyo shilkii labada tareen ee isku dhacay ee Grecee.
Haddaba ma laga yaabaa in labadaas waddan ka hishiiyaan ismaandhaafka muddada dheer soo jirey ee u dhexeeya.
Warbxin gaar ah oo ku saabsan arrintan waxaa magaalada London kasoo direy wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.