Hargeysa —
Golaha Guurtida Somaliland ayaa dhawaan ansixiyey xeerka caymiska oo noqonaya markii ugu horreysay Somaliland ee xeer noocasi ah la sameeyo.
Haddaba guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Dhaqalaha Xildhiban Mukhtar Maxamud ayaa u sheegay VOA inuu xeerkani yareyn doono dhibka shilalka gadiidku ku hayaan bulshada, geesta kale guddomiyaha shirkada caymiska Takaful Cumar Xusen Cumar Xashi ayaa soo dhaweyey xeerkan.
Khadar Cakule ayaa warbixintan kasoo diray Hargeysa.
Madal