New York —
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa inay Arbacada berri ah cod u qaadaan in dib loo cusboonaysiinayo cunoqabataynta saaran in agab milatari la geeyo gobolka waqooyiga dalka Sudan ku yaalla ee Darfur.
Cod u qaadistan ayaa ku soo beegmaysa xili kooxda xuquuqda aadamaha u dooda ee Human Rights Watch ay Golaha Ammaanka ugu baaqayso inay ka ballaariyaan cunoqabataynta Gobolka Darfur oo ay gaadhsiiyaan guud ahaan dalkaasi.
Warbixin arintan uu ka diyaariyay Maxamed Yuusuf, waxaa soo jeedinaya Cabdixakin Shirwac.
Madal