Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gobollada Waqooyi Bari Kenya oo doonaya in ay mamnuucaan qaadka

Ururada u dhaqdhaqa bulshada maamullada Wajeer iyo Gaarisa ayaa kulama la qadanayo bulshooyinka goballada kale ee dalka Kenya ka soo jeeda ee ka shaqeysta ganacsiga qaadka.

Kulamadan ayaa imanaya ayada maamulka dadka islaamka ay ku nool yihiin ay donayaan in ay ka joojiyaan qaadka iyo MAKHOKHAAGA iyo qamriga gobalka laga joojiyo.

Warbixintan waxaa soo diray Maxamed Faarax Shire.

Gobollada Waqooyi Bari Kenya oo doonaya in ay mamnuucaan qaadka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:03 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG