Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gobolka Alberta oo qoondeeyey lacag wax looga qabanayo rabshadaha


A Canadian dollar coin.
A Canadian dollar coin.

Dowladda gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa ku dhawaaqday malaayiin dollar oo wax looga qabanayo rabshadaha loo adeegsado hubka.

Arrintan ayaa kusoo beegmeysa xilli saddex maalin kahor ay dilal ka dheceen magaalada Edmonton ee gobolkaasi Alberta.

Wariyaheena Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan noo soo direy.

Gobolka Alberta oo qoondeeyey lacag wax looga qabanayo rabshadaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:41 0:00

XS
SM
MD
LG