Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Go'aanka Turkey oo la filayo inuu saameyn xooggan ku yeesho Israel


Go’aanka Turkiga ee usbuucii hore ee ahaa inuu joojiyo dhammaan ganacsigii uu la lahaa Israel ilaa iyo hoggaamiyeyaasha Israel ay ka aqbalaan xabbad-joojin joogto ah oo Gaza ka hirgasha ayaa waxay u badan tahay inay si adag u saameynayso dhaqalaaha Israel.

Welwelkaas waxaa sii dheer isku dayo kale oo Turkigu uu ku dhiirigalinayo dhammaan dalalka kale ee Islaam-ka inay sidoo kale sameeyaan.

Dorian Jones ayaa warkan kasoo diray Istanbul. Waxaa soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

Go'aanka Turkey oo la filayo inuu saameyn xooggan ku yeesho Israel
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:54 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG