Garissa —
Goobaha lagu cabo qamrigayo iyo maandooriyaha kale ayaa magaalada Garissa kusoo badanaya xilli hoggaamiyaasha gobolku ay sheegeen in falalka amni daro ee ka dhacayo gobalka ay xirir la leyhiin isticmaalka maandooriyaha.
Golaha Muslimiinta sare iyo madaxad Garissa ee laga soo doorto ayaa hoosta ka xarriiqay in albabada la isku dhufto maqaayadaha ka lagu caweyo.
Madal