Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya: Saddex qof oo ku dhintay weerar lagu tuhmayo Al-Shabaab


Saddax qof ayaa ku dhintay, kuwo kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax loo maleynayo in kooxda Al-shabaab ay ku weerartay gaari ay saarnaayeen booliska oo marayay deegaan u dhow magaalada Gaarisa ee waqooyiga Bari Kenya.

Warkan waxaa Gaarissa kasoo diray wariyaha VOA-da Maxamed Faarax Shire.

saddex qof oo ku dhibtay weerar lagu qaaday booliska Kenya.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:03 0:00

XS
SM
MD
LG