Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ganacsiga Suuqa Islii ee Nairobi oo soo kabanaya


Islii
Islii

Ganacsiga suuqa ISLII ee Nairobi ayaa soo kabanaya, ayada oo iibsiga badeecaduhu ay kordhayaan kadib bilooyin hoos u dhac laga dareemay.

Suuqan ayaa waxaa inta badan ku ganacsada Soomaalida, waxaana usoo dukaameysta dad badan oo ay ka mid yihiin kuwo ka yimaada dalalka Kenya dariska la ah.

Warbixintan waxaa soo dirtay Intisar Salah Hussein.

Ganacsiga Suuqa Islii ee Nairobi oo soo kabanaya
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:25 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG