Nairobi —
Ganacsatada Soomaalida ee Suuqa Islii ee magaalada Nairobi ayaa sheegay in ganacsigooda uu dib u soo kobcayo kaddib marki uu hoos u dhac ku yimid sababo la xiriiray dibadbaxyadi rabshadaha watay ee sannadki hore ka dhacay Nairobi iyo sicirka sarrifka dollarka oo sare u kacay.
Warbixintan waxaa Nairobi kasoo dirtay, Intisar Salah Hussein.
Madal