Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ganacsatada Islii oo rajeynaya inay dowladda Ruto wax ka qabato sicir-bararka Kenya


Islii
Islii

Baarlamaanka Dowladda Kenya ayaa su’aalaha la xiriira kalsooni siinta waydiinaya xubnaha Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda uu dhowaan soo magacaabay Madaxweynaha Kenya Willia Ruto.

Shacbiga Kenya ayaa raja ka qaba in dowladda cusub ee Ruto ay wax ka qaban doonto caqabadaha sare u kaca qiimaha maciishadda dalkaasi.

Ganacsatada Soomaalida ee Suuqa Islii ayaa kamid ah dadka rajada ka qaba in dowladan cusub ay noqoto mid wax ka qabata caqabadihii ay horay ugala kulmi jireen dowladihii hore ee Kenya.

Warbixintan waxaa Nairobi inooga soo direy wariyaheena Khadar Maxamuud Xareed.

Ganacsatada Islii oo rajeynayaa in dowladda Ruto wax ka qabato sicir-bararka.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:04 0:00

XS
SM
MD
LG