Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gambia oo ugaarsi ku billowday muqallasiinta dadka tahriibiya


Waaxda socdaalka dalka Gambia ayaa billowday ugaarsi ay ku baadi goobayso kooxaha muqallasiinta ah ee dadka tahriibiya, kadib markii ay kordheen tirada dhimashada dadka Gambia ee isku dayaya inay ka gudbaan badweynta Atlantic ga, si ay u gaaraan Yurub.

Qaar ka mid ah dadka soo laabtay ayaa hadda qabanaya tabobarro si ay runta uga sheegaan khatarta ay leedahay in ay dalka uga cararaan raadinta nolol wanaagsan.

Senanu Tord ayaa warbixintan ka soo diray caasimadda Banjul, waxaa soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Gambia oo ugaarsi ku billowday muqallasiinta dadka tahriibiya
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:28 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG